Laga billaabo 1-da jannaayo
2015 lacagta waa lagaa yaraynayaa
Mas’uuliyiinta norwiijigu waxay go’aan ku gaareen in dadka waaweyn ee
xeryaha ku jira in lacagta laga yareeyo laga billaabo 1-da jannaayo 2015.
Arrintani ma khuseyso:
-carruurta
-kuwa aan qaangaarin ee keligood ah
-dadka haysta diidmada
kama-dambaysta ah
Waxaa halkan ku qoran lacagta hadda kaddib la isa siin doono:
QOFKA KELIGIIS AH
|
2920
|
Labada is qaba/kuwa wada
nool
|
2470
|
Carruur 0-5 sano
|
1440
|
Carruur 6-10 sano
|
1930
|
Carruur 11-17 sano
|
2450
|
Carruur ka weyn 18 sano oo qoys ka mid ah
|
2020
|
Dheeriga qofka keligiis ah ee carruur haysta
|
860
|
EMA aan qofi la socon – lacag raashin
|
1980
|
EMA aan qofi la socon – lacag jeeb
|
1350
|
EMA aan qofi la socon - wadar
|
3330
|
|
|
Dadka xeryaha ku jira ee haysta diidmada kama-dambaysta ah
|
|
Qof keligiis ah/dadka ka weyn 18 sano
|
1980
|
Labada is qaba/kuwa wada
nool
|
1590
|
Tabbeelluhu wuxuu ku tusayaa caddadka karoonka Norway ee lagu siin doono
marka aad ku jirto xero qaxooti oo caadi ah halkaas oo aad adigu raashinkaaga
soo gadato.
La xiriir xafiiska UDI-da ee meesha aad deggan tahay haddii aad qabtid
su’aal la xiriirta caddadka lacagta ee cusub.
Mahadsanidiin
UDI
0 comments:
Post a Comment